Madaxda Maamulka Ahlusunna oo kuhanjabay in ay kabaxayaan heshiiskii Dowlada ay lagaleen

Reading Time: < 1 minute

Dhawaan ayeey eheeday markii lasoo afjaray Khilaafkii u dhexeeyay Dowlada iyo Maamulka Ahlusunna Waljameeca waxaana lagu heshiiyay in Ahlusunna lasiiyo 20 Xildhibaan oo ay kuyeeshaan Golaha Wakiilada cusub ee uu dhawaan yeelanayo Maamulka Galmudug.

Iyad oo ay arintaa ay jirto ayaa wadaadka lagu magacaabo Macalin Maxemuud oo ah Hogaamiyaha Maamulka Ahlusunna ayaa waxa uu kuhanjabay in maamulkiisu uu kabaxayo heshiiskii lalagalay hadii aysan joojin faragelnta Dowldu ay kuhayso.

Hadalkaan kasoo yeeray Madaxda Ahlusunna ayaa waxa uu kusoo aadyaa xili Magaalada Dhuus-mareeb ay kasocdaan kulamo xodxodasho ah oo ay wadaan Xildhibaano iyo Madax katirsan Dowlada Federaalka Soomaalia.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!