Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya Maxamed C/laah Farmaajo ayaa war kasoo baxay Xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in loo yeeray Madaxda Khilaafku ka dhaxeeyo Ee Maamulka Galmudug.
Sababta Madaxweyne Farmaajo Go’aankaasi u qaatay ayaa waxaa ay tahay in lagu cadaadiyay in uu soo xasiliyo Siyaasada dalka si uu uga qeeyb galo shirar caalami ah oo dhawaan lagu casuumaayo.
Madaxweyne Farmaajo ayaa hada waxaa uu ka baaqanayaa shir ka dhacaayo dalka mareeykanka sababta ug weeyn ayaana ah in uu ku fashil-may Arrimaha Xasiloonida ,waxaana bedelkiisa baxaya Wasiirka Arrimaha Dibada Cawad.
Halkaasi waxaa ka Bidhaameeysa in Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo Nabad iyo Xalin Madaxweynenimo aysan ka aheeyn arinta galmudug hase’yeeshee ay dan u tahay asiga.
Dhanka kale waxaa la Xaqiijin Karin in ay aqabalaan Madaxweyne Xaaf iyo Masuuliyiinta kale la kulanka Madaxweynaha Maadaama ay ka warqabaan Danta Arintaan Ee Farmaajo.
Waxaa ceeb weeyn ku ah Madaxweynaha In uusan markii hore ka hadlin Arinta murugsan ee galmudug balse hada uu usoo galay dantiisa oo qura