Madaxdenu ma ahan kuwa ka xishooda ceebta oo waaba caadadooda,Magaalada Muqdisho aya maanta la xiray jidadka ugu muhiimsan.
Isgoysyada xiran aya kala ah Dabka, Foloransa, Bakaaraha, howlwadaag, ilaa iyo Isgoysyada Digfeer, KPP, shacabka iyo gadiidkana aysan ciidamada dowladda Soomaaliya, u ogoleen iney isticmalaan wadooyinkaasi xiran.
Xirnaanshiyaha isgoysyada aya sabab u ah Madaxweyne Farmaajo oo Xarunta Gashandhiga tagayay iyado dadku lagu cadaadinayay in aysan gudbi karin isgoysyadasi la xiray.
Ceebtu kama xishodan wayo waxa ay ku qeylo dhaamin jiren in xirnaan shiyaha wadoyinka ay tahay wax xun oo an lo bahneen wax badana ay ka badali donan habdhaqankasi hada iyaga caadada u ah.
Kooxdan aya cadeystay dhaqamada nuucaan ah oo dadka jidadka ka xirtan iyago isaga damaashada jidad hawanaya iyo ciidankooda oo hareeraha ka jooga.
In shacabka muruq maalka ah ee subax walba ka kalaha guryahooda una shaqo doonta qeybaha kala duwan ee shaqoyinka ay kaga shaqeystaan Muqdisho laga xayiro shaqadooda iyago oo u dul qadanaya dhaqamada liita iyo musuq masuqa madaxdooda.