Madax dhaqameed ka soo jeeda saraakiishii la dilay oo fariin culus u diray Xukuumada (Video)

Reading Time: < 1 minute

Salaadiinta, Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha labadii jufo ee ay ka soo jeedeen labadii sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag oo maanta shir’jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama,. Salaadiinta ayaa war culus ka soo saaray dilka labadaasi sarkaal, iyagoona fariin culus u diray Xukuumada Madaxweyne Biixi. 

Dilka saraakiishaan ayaa dareen ka dhaliyay degaanka Awdal iyo qaybo ka mida Soomaaliland. Salaadiinta ka hor waxaa iyagana ka hadlay odoay sayasiin ka soo jeeda beelaha ay ka dhasheen saraakiisha la dialat.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkaa: