Madaafic Manta Lagu Weeraray Garoonka Diyaarada Magaalada Baardheere

Reading Time: < 1 minute

Kooxda Al Shabaab aya la shegaya in manta madaafic ay ku garaaceyn garoonka diyaradaha magaalada baaredheere ee gobolka Gedo.

Dadka degaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen Dhawaqa Madaafiicda ay Al-Shabaab ku tuurayeen garoonka diyaaradaha ee Magaalada baardheere ee gobalka gedo.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in khasaaro uu ka dhashay madaafiicda ay Al-Shabaab ku garaaceen garoonka Magaalada Baardheere ee gobalka gedo.

Ma jiraan ilaa iyo Hada wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada Xoogga ee ku sugan Magaalada baardheere ee gobalka gedo,kaasi oo ku aadan Khasaaraha ka dhashay madaafiicda ay Dagaalamayaasha Al-Shabaab ku garaaceen Magaalada baardheere ee gobalka gedo.