Maanta ayaa waxaa la toogan doonaa Ragii Dilay Caa,isho Ilyaas Aadan

Reading Time: < 1 minute

Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in tiirka cadaalada la keno oo la toogto Sedax eedaysane oo Dil iyo kufsi Sanadii hore Magaalada Gaalkacyo ugu gaystay Caaisho Ilyaas aadam oo eheeday Gabar 12 Jir eheeday oo aad Dadku uga qiiroodeen qaabka gabadhaa yar ay ula dhaqmeen shaqsiyaadkaan xukunsanyaasha ah.

Maxkamadaha Maamulka Puntland ayaa waxa ay ku xukunmeen Dil toogasha ah waxaana Dad badan ay isha ku hayaan sida cadaalada loo marsiinayo dhagarqabayaasha kiiskaa halista ah gaystay waxaana ay dhedhemin doonaan Xanuunkii ay Aaisha Ilyaas dhedhjemisay.

Dilkaii Aaisha ayaa waxaa si weyn uga qiirooday dhamaan Soomaalida meel walbo oo ay joogto waxaana Dadku ay ahaayeen ku wa aad uga qiirooda falkii foosha xumaa oo lagula kacay Gabadhii aadka u yareeday waxaana ugu dambayn Maanta lagayn doonaa eedaysanayaasha Tiireka Cadaalada.