Maamulka Xeraale oo soo Bandhigay Gaadiid ay ku furteen Dagaal Halkaasi ka dhacay (SAWIRO)

Reading Time: < 1 minute

Maamulka Xeraale ayaa Soo bandhigey Gaari Dagaal iyo 48 qori oo ah Boobayaasha gacanta kuwaasi oo ay sheegeen in ay ka Furteen Ciidamo Galmudug ka Amar qaata oo Maanta Halkaa Dagaal kula Dhex marey Waa sida iyagu hadalka u dhigeene.

Goor sii horaysey ee Maanta ah wasiirka Arimaha Gudaha ee Galmudug ayaa iska Fogeeyey in Maamulkiisu dagaalka lug ku leeyahay

Lama Ogo Xaqiiqada Rasmiga ah ee Dagaalkii maanta marka laga Soo tago Hadalada dhinacyada Dagaalamey