Maamulka Soomaaliland oo meel fagaara ah kusoo bandhigay 150 askari oo kasoo baxay Safka Ciidamada Maamulka Punland

Reading Time: < 1 minute

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa sii kordhayay Ciidamada ukala goosanada Maamulada Puntland iyo Soomaliland kuwaa oo dhoowrjer uu dhexmaray Dagaal xogan oo askar badan oo lagu dilay askar badan oo labada dhinac ah .

Hada waxaa lagu soo waramayaa in ciidamo gaarya 150 askari iyo taliyohoodii ee kayimid dhanka Puntland ayaa waxa ay u galeen dhankaa iyo Soomaaliland Ciidamadaa ayaa waxa ay Maamulka Puntland uga howlgeli jireen Degmooyin iyo Degaano katirsan Gobolka Sool.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo ka hadlaayay Munaasabadda  dhaweynta ayaa waxaa uu sheegay in Ciidankan ay yihiin kuwa muhiim ah, isla markaana ay Somaliland kusii biireen, sidoo kalena ay heli doonaan wax kasto ay u baahan yihiin.

Majiro ilaa iyo hada wax war ah oo kusaabsan Ciidamadaa Soomaaliland ugalay oo kasoo baxay Safka Ciidamada  Maamulka Puntland.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!