Maamulka Puntland oo war soo saartay!!

Reading Time: < 1 minute

Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ka go’antahay in guud ahaan Gobolka Sool ay dib ugala wareegaan Maamulka Somaliland ee degaannada ugu badan ee Gobolka maamula.

War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga difaaca Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in ay ka go’antahay xoreynta Gobolka Sool.