Maamulka Puntland oo Dhawan Fashiliyay Xaflad Kheyre uu Lacag Ku Bixiyay Si Lo Buun Buuniyo Iyo Wareegto Ay Ka So Saareen

Reading Time: < 1 minute

Maamulka Puntland ayaa ka digay in Shirar aysan ogeyn maamulka Puntland in lagu qabto degaanada maamulkaasi.
Warqad kasoo baxday maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay degaano ka mid ah Puntland ay ka socdeen Shirar dhalinyaro oo ka dhan ah Puntland.