Iyado ay soo baxayan warar shegaya in Maamulka Somaliland ay joojiyeen mushaar bille aha oo ay siin jirtay abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi – Xasan Ganey iyo abwaan Cabdi Aadan Xaad – Qays.
Abwaanada aya la shegay in ay lacag ka qaadan jireen madaxtooyada soomaaliland,balse hadal,Muddo saddex bilood ah in aanay qaadan abwaannadu lacagta ay siin jirtay maamulka Somaliland mudo 8-bilood ah Xukuumadii siilaanyo.
Lacagta abwanada ay qadan jireyn aya la shegay in ay gareyso shan boqol oo doollarka maraykanka ah ($500) bil kasta.
Maxamed Ibraahim Hadraawi iyo Cabdi Aadan Xaad – Qays waxaa ay ku xanuunsanayaan magaalada Hargeisa halka Xasan Ganey loo qaaday dalka Hindiya.