Maamulka Koonfur Galbeed Oo u Jawaabay Gudoomiye Mahad Cabdala Cawad Shegayna In uu Aflagaadeyay Maamulka

Reading Time: < 1 minute

Wareegto kaso baxday Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabay hadalkii dhawaan uu sheegay guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad ee ahaa in maamulkaasi uusan la heyn dastuur bulshada ay u siman tahay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!