Warsaxaafadeed ka soo baxay dowlada Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya ay masuul ka aheyd shaqaaqad ka dhacday garoonka diyaaraha ee magaalada Kismaayo oo u dhaxeeysay ciidamada Jubbaland iyo ciidamo ilaalo u ah Musharax Cabdinaasir Seeraar Maax.
warmutiyeeedka ayaa ahaa mid aad u adag oo dusha eed laga saaray Farmaajo.
Hoos ka aqriso qoraalka.
