Maamul Goboleedyadda oo Qorshe Halis ah u Degay Farmaajo Iyo Dowlado Shisheeye oo Gacan ka Geeysanaya

Reading Time: < 1 minute

Madaxda Maamuladda Puntland iyo Jubbaland ayaa ku heshiiyay qorshe umuuqda mid lagu wiiqayo awooda DFS isla markaana lagula safanayo Imaaraadka iyo Sacuudiga.

Dhanka kale, RW Kheyre ayaa sameeyay arin lama filaan ah, halka Madaxweynaha Turkey Erdogan uu isna soo saaray go’aan adag oo ku socda Madaxweynaha USA Donald Trump

HOOS KA DAAWO VIDEO

https://youtu.be/V9HlvcsK_hg

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!