Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi waxaa ay ka tirsaneyd shantii sanno ee la soo dhaafay Mudaneyaasha Golaha Shacabka, waxaana habeenamadii Arbacada iyada iyo tobbonaan kale lagu dilay Qaraxyo Is-xig-xigay oo ka dhacay Magaalada Beledwayne.
Haddaba ma laga yaabaa in la helo dad u istaaga caddaalad u helida Xildhibaan Aamina Maxamed oo la dilay iyadoo cadaalad raadineysa?
Halka Hoose ka dhageyso Warbixin ay diyaarisay Risaala