War qoraal ah oo ka soo baxay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Koofur Galbeed Mohamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday Maamulkii Magalaada Baydhabo, waxaa uuna magacaabay maamul cusub.
Masuuliyiinta la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah
1: Guddoomiyaha iyo duqa Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo Magacaabay Cabdullaahi Cali Watiin oo horay xilkaasi soo qabtay.
2: Guddoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ayaa waxaa loo Magacaabay Mucaawiye Ibraahim Cali.
3: Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada ayaa sidoo kale waxaa loo Magacaabay Cabdullaahi Ibraahim Nuur.