Lafta Gareen oo soo saaray liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Tartamiyaasha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.

Liiska la soo saaray oo ah shan kursi ayaa waxa aku tartamaya 10 musharax iyadoo labo ka mid ah kuraastana ay yihiin kuwo ay ku tartamayaan haween.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Koofurgalbeed

war deg-deg ah; qeyb ka mid ah liiska tartamayaasha aqalka sare koofurgalbeed oo la shaaciyaywar deg-deg ah; qeyb ka mid ah liiska tartamayaasha aqalka sare koofurgalbeed oo la shaaciyay