Warar dheeraaad ah oo aan ka helnay Magaalada Boosaaso ayaa sheegayo in labo askari oo ka tirsan ciidanka Madaxweyne Gaas lagu dilay magaalada Boosaaso. Dilkaan ayaa dhacay xili uu MW Cabdiwali Gaas ka soo baxayay Xarunta Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso. wixii soo kordha gadaal ayaan idinkaaga soo sheegi doonaa
Labo askari oo ka tirsan ciidanka MW Cabdiwali Gaas oo lagu dilay Boosaaso
Reading Time: < 1 minute