Kuraastii ugu horeysay ee Aqalka Sare iyo Xilliga lagu dooranayo Magaalada Kismaayo

Reading Time: < 1 minute

Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa shaaciyey jadwalka cusub ee bilaabashada Doorashada Dadban 2021, gaa ahaan Aqalka Sare.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in doorashada ugu horeysa ee Senatoorada Aqalka sare ay ka dhici doonto magaalada Kismaayo Khamiista 29 July 2021, iyadoo afar maalmood ay dib u dhacday Jadwalkii hore.

9 Musharax oo ku tartamaya afar kursi oo ka mida Aqalka Sare ayaa waxaa maanta soo saaray madaxweyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), waana doorashadii ugu horeysay ee ka bilaabata Maamul Goboleedyada.

No photo description available.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!