RW Kheyre ayaa waxaa uu horay u qorsheeystay in uu shirka golaha wasiiradda lagu qabto magaalada Garowe. Qorshahaan oo uu in mudo ah waday ayaa waxaa ka hor yimid dowladda Puntland iyo Madaxweyne Farmaajo. Iyadda oo xaalada dalku marayo kala guur ma haboono in lacago badan lagu bixiyo shir aan muuhiimad gaar ah u lahayn umaadda Soomaaliyeed, sidaaas waxaaa yiri Madaxweyne Farmaajo. Dhanka kale dowladda Puntland ayaa rumaysan in aan safarka Garowe ee RW Kheyre uusan noqon mid lagu wiiqayo qaranimadda Soomaaliya.
Kulankii Golaha Wasiradda ee Garowe oo la baajiyay iyo RW Kheyre oo kali ku noqday safarkiisa
Reading Time: < 1 minute