Kulanka Golaha shacabka oo Furmay (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Waxaa Goordhow si rasmi ah Xarunta Golaha Shacabka Magaalada Muqdisho uga furmay kulanka 6-aad Kalfadhiga 5-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulankan ayaa waxaa Shir Guddoominayo Guddoomiyaha Golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Sidoo kale Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 141 xildhibaan,waxaana inta uusan furmin kulnka Guddoomiye Mursal uu waqti dheeraad ah uu ku daray xiligii la fuli lahaa kulanka .

Hoos ka Akhriso Ajendayaasha Kulanka.