Kulanka Baarlamaanka oo si rasmi ah u furmay (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Waxaa furmay kulanka 3-aad Kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kulanka shir guddoominaya, waxa uuna ku furmay 164 mudane.

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista amniga Qaranka, Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa kulanka ku sugan.