Koxo Hubeysan oo Dil Ka Geystay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imanaya Magalada Afgoye ee Gobolka Shabeelaha Hoose aya shegaya in xalay Fiidkii Kooxo ku hubeysan Bastolado ay toogten wiil dhallin yaro aha oo dhalinyarada degmadasi ka mid aha.

Dilkaoo aya ka dhacay qeybta 21-ka October ee degmada iyado ruuxa Dhalinyarada ah ee xalay lagu toogtay degmada ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sheekh Mayow C/laahi Xuseen.

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa u dhaweyd Buundada yar oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka.

Dilalka qorsheysan ayaa siyaabo kala duwan mararka qaar uga dhaca Magaalada Muqdisho iyo duleedyadeeda iyado ay si kordhayan falaka liiga ku ah amanka ee dilal u badan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!