Kooxo Hubeysan oo Dilal Ka Geystay Magaalada Muqdisho Iyo Xaalada Amaan oo Kasi Dareysa

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho aya shegaya in Kooxo ku hubeysan Bastoolado ay ku toogteyn Degmada Howlwadaag Mid ka mid ah Haweenka qaadka iibiya iyo Askari ka tirsan Ciidanka Dowlada.

Sidda ay sheegeen dadka degaanka haweenayda waxa ay ku dhimatay rasaas dhexmartay Kooxo hubeysan iyo Askariga geeriyooday.

Haweeneyda la dilay ayaa la sheegay in ay Qaad ku iibin jirtay Isgoyska Baar ubax ee Muqdisho.

Inta badan Magaalada Muqdisho aya waxa sii kordhaya in kooxo hubeysan ay dilal ka geystaan iyado ay sii xumaaneyso Xaalada amaan ee Casimada.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!