Tan iyo markii ay curatay Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi farmaajo waxaa la waayay Webste-yo badan oo lagu faafin jiray waxybaao anshax xumo ah iyo sidoo kale been abuur aan xadi laheeyn,sababtoo shaqsyaadkii Jiri jiray waxaa laga dhigay Mushaari Beenta Nabad iyo Nolol uun faafiya
Webiste-yo Soo daabaci jiray Waxyaabo aan macquul aheeyn ayaa hadda waxaa ay subax waliba soo qoraan warar amaan iyo been buunbuunis ah u badan,waxeeyna sidoo kale bartooda Facebook-ga soo dhigaan Qoraalo ay ku taageerayaan Nabad iyo Nolol Ama Qiyaano qaran.
Miyaa aragteen dhawaanahan Website-yadi dhimashooyinka beenta ah baahin jiray ama Sawiro Shaqsiyaad caan ah inta soo qaato ka been abuuran jiray Dadki ka hool geli jiray dhamaantood Ciwaanadooda caadiga ah ayee ku mashquuleen baahidi badneedna waa deysoo reer Febraayo ayee heshiis xayeesiin ah la sixiixdeen, Qareenno ayee sidoo kale u yihiin
Waxaa ay tani muujineeysaa Aragti kooxda Qiyaano Qaran ee ah in la aamusiyo waxgaradka iyadoo loo adeegsanaayo Dad aan damiir laheeyn oo ku ek kaliya Qutul Yoomkooda oo aan laheeyn hadaf dal jaceeyl iyo mid Hormar Toona