Kooxda kubada Cagta ee dalka Kenya oo booqatay Boorama

Reading Time: < 1 minute

Kooxda  kubada cagta ee  ka socotay dalka a Kenya ayaa Booqosho ku tagay Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ee dalka la magac baxay Somaliland.  Kooxdaan oo lagu magacaabo Sindo United ayaa horay ula ciyaartay Hargeisa Municipal FC kaas oo kooxda Hargeisa ay guusha ku raacday 3-1.

Waa markii u horeeysay oo koox ka socoto dalka Kenya ay kulan cadar la yeelo kooxaha ka dhisan Somaliland.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!