Kooxda Ictisaam iyo Fahad Yasin oo rabo Musharax Dahir Cabdulle Cawale ku guuleysto HirsShabelle..Akhriso

Reading Time: < 1 minute

Waxaa caawa ka socda  magaalada Jowhar qabanqaabadda doorashada madxweynaha Hirshabeele oo berto la filaayo in lagu doorto madaxweynaha cusub ee  dowlad goboleedka Hiirshabelle.

Waxaa kursiga madaxweynaha ku tartamaya in ka badan 8 musharax oo ka soo jeeda hal beel.  Xassan Cali Kheyre iyo Fahad Yasin oo kaalmaysanaya  koox diimeedka Ictismaan ayaa waxa ay wataan musharax lagu magacaabo Dahir Cabdulle Cawle.  Xafiiska Ra’isal wasaaraha ayaa waxaa uu maanta u soo dheebay lacag  xildhibaano ka tirsan DF  taas oo la doonayao in lagu gato xildhibaandda.

Dahir Cabdulle Cawle ayaa ah musharx aan waligiis wax siyaasad ah soo qaban, fakarna aan ka haysanin labada gobolal, waana markii ugu horeeysay noloshisa uu uu tago Jowhar.  Dad badan ayaa qaba in hadii la doorto Dahir uu degaanka Hiiraan iyo Shabeeladda dhexe ka sii dari doonto. Noqon doontana deegaanka laga xakumo madaxtooadda Soomaaliya.  Degaanka Hiirshabelle xiligaan uma baahdno qof aan fakar ka haysanin ama aan waxba ka qaban karin xaalda cakiran ee ka jirta deegaankaas.

Beesha caalamka iyo wax garadka deegaanka waxa ay caawa ugu baaqayaan Xildhibaandda Hirshabelle in ay doortaan qof u qalma hogaanka kana tarjumaya rabitaanka iyo baahida dadka deegaanka. Musharaxiinta ugu cad cad ee laga yaabo in ay ku guulaystaan hogananka Hiirshaballe ayaa waxaa ugu horeeyo Maxamed Cabdi Aware