Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday guriga Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal Maxamed Aadan Jaamac.

Reading Time: < 1 minute

Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday guriga Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal Maxamed Aadan Jaamac.

Muddo daqiiqado ah ayaa rasaas laga maqlayay guriga Taliyaha oo ku yaala xaafadda 1-da August oo ah mid aad loo ilaaliyo amaankeeda.

Rasaasta caawa saqdii dhexe ka dhacday guriga Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha Gorowe.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!