Koox dilal ka geeysatay Af-gooye oo gacanta lagu dhigay!!

Reading Time: < 1 minute

Ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay gacanta ku dhigay Kooxo hubeysnaa oo maalmihii dambe dilal ka geysanayay Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ragga la qabtay ayaa Degmada Afgooye ka geystay falal lagu khaarijiyay mas’uuliyiin iyo dad shacab ahaa.

Dhanka kale Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ragga la qabtay loo gudbin doono Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida.