Koonfur Galbeed oo Shaaciysay Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154

Reading Time: < 1 minute

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154. oo dib loo dooranayo si loo waafajiyo habraaca guud ee doorashada dalka.

Qoraal Guddiga ka soo baxay ayaa lagu sheegay in 20-bishan la qaban doono Diinwaangelinta  Qabashada arajida iyo lacag shubista Musharaxiinta, 21-Abriil la qaban doono Doorashada kursigan.