Waxaa ka socda degaanada KM4, Zobe iyo nawaaxiga ku dhaw is rasaaseyn culus kaas oo la isticmaalayo hubka noocyadiisa kala duwan.
Waxaa muuqata in barnaanbaxii isku rogay dagaal culus. Lama oga cida isticmaalaysa hubka culus kaas oo keeni kata dhimasho fara badan.