Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose gaar ahaan Guriga Martida waxaa ka socda shir ay leeyihiin Golaha Wasirrada Jubbaland,kulankaas oo ay uga hadlayaan arrimo dhowr ah.
Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(madoobe), waxaana kulanka looga hadlayaa qodobo muhiim u ah hor u tabinta dowladnimada,amniga,la dagaalanka waxa loogu yeero aragagixisada,maamul daadajinta iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Qodobada Shirkaasi kasoo baxa kala socda MOL