Kheyre oo Xildhibanada saaxibada la ah faray in ay dortan musharaxiisa maxamed mursal

Reading Time: < 1 minute

Waxa dhawan la filaya in baarlamanka soomaaliya ay doortan Afayahenka golaha shacabka iyado ay musharaxiin dhowr ah ay isu so sharaxeyn xilka gudoonka golaha shacabka. 
Xukuumada xasan Cali kheyre aya isu diyarineysa in ay la waregto awooda golaha shacabka iyado ay malayin dollar ku bixinayan musharax ay watan.
Ninka ay la doneyso xukukada in uu ku fadhisto kursiga afayahenka golaha shacabaka aya ah maxamed mursal wasirki difaaca inkasto ay musharaxiinta ugu badan ay yihiin shaqsiyad ka tirsana xukumada kheyre.
Ilo ku dhaw xafiiska xukumada aya ino shegay in kulan uu isugu yeray raiisul wasare kheyre isago u shegay in uu donayo in maxamed mursal la dorto,isago aconadoda lacag ugu shubay.
Kooxda qiyano qaran aya doonaya in ay afdubtaan golaha shacabka waxana la qorsheynaya in weeraro lagu qado xildhibano.,siyasiyiin, aqonyahano, iyo inta ka aragtida duwan.