Maalinta beri ah aya waxa Magalada Muqdisho ay marti galin doonta Doorashada Gudomiyaha Golaha Shacabka iyado musharaxiin kala duwan ay ku loolamayanXilka Gudomiyaha Golaha Shacabka.
Xasan Cali Kheyre Raii’sul Wasaraha Soomaaliya aya xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka iyado uu uso bandhigay damaciisa ku adan loolanka Xilka Gudomiyaha Golaha Shacabka.
Ilo ku dhaw Xifiiska Kheyre aya ino shegay in Xildhibaanadan ay iska diideyn dalabka Kheyre iyado uu Raiisul Wasaraha ku dooday in ay weydiyan lacag cadad waliba oo ay noqoto,bakse Xildhibaanadan aya shegay in aysan Diyaar u aheyn Afduubka Golaha Shacabka oo matalaya Bulsha weynta Soomaaliyeed.
Kheyre aya daneenaya in uu Maxamed Mursal uu ku fadhiisto Xilkaasi iyado wada socdaan waxana qorshahaasi uu yahay in la afduubo Golaha Shacabka.
Shacabka Soomaaliyeed aya doonaya in Xildhibanada Golaha Shacabka ay ka dhabeeyaan Dhaarta ay dhaarten kana dhabeyan Rabitanka Shacabka.