Kheyre Iyo Farmaajo oo An Weli Shacabka Kaga Tacsiyeynin Xasuuqi Jimcihi Dhacay(TOLOW MIYAY KU FARAXSAN YIHIIN)

Reading Time: < 1 minute

Habbeenimada Jimcaha ayay aheyd markii Qaraxyo iyo Weerar hab cusub aha ay ka dhaceyn magaalada muqdisho,araxyadaasi iyo weerarkasi ay sababtay dhimasho iyo Dhaawac xoogan oo soo gaartay shacab badan oo halkaasi ka ag dhawaa iyo saraakil ciidan bur bur xoogana gaarsiisay goobo badan oo ganacsi aya ila hada waxa arintaasi anan ka hadlin Madaxweynaha iyo Raisul Wasaaraha Dalka.

Labada Masuul ee Dalka aya ila hada Waxa ayna u Tacsiyeeynin umada ay Masuulka ka ahayeen Iyado dhibaato xoogan ay halkaasi ka dhalatay.

Wararkii ugu danbeyay ee dhimashada aya la shegay in gareeysay ila 35 ruux halka tiro in taasi ka badan ay ku dhawac meeyn.

Dhacdooyinka nuucani ah aya ah kuwo musiibo qaran ah madama dad badan ay waxyeelo kaso gaartay waxa dhacda in qufka hogaamiyaha ah uu u tacsiyeeyo ehelada waxyeelada ay kaso gaarto dadkooda.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo Raisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayanan ila iyo hada ka tacsiyadenin Dhibaatadan dadka badan ay wax yeelada kaso gaaratay waxana arintaasi ay tahay oo ay iftiimineysaa in wexleeda umada sooomaaliyeed soo gartay ay raali ka yihiin oo ay ku faraxsan yihin.

Qaraxan dhacay aya aha mid laga war hayay oo kol sii horeysay la shaciyay in gaari qaraxsida u magalada ku jiro waxana wax badan in la iska weydiiyo u baahan hadiiba la ogaa gaariga maxa loo soo qaban wayay,sidee ayu kuso gaaray halkaasi, yaase u fududeeyay in uu xasuuqo umada soomaaliyeed ee halkaasi ku sugnaa?