Kheeyre oo Qorshe Halis Ah u Degaayo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadiisa

Reading Time: < 1 minute

Wararka anu heleyno aya shegaya in Raiisul Wasaare Kheeyre uu diyaarinaayo qorsho ka dhan ah qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada oo uu dhawaan xilka qaadis ku sameeyn doono.

Wasiiro ka tirsan Xukuumada aya dhawaan ka so horjeestay Kheeyre iyado ay diiden codsiyo kala duwan oo uu so jeediyay Kheeyre iyado halkaasina uu ka dhashay isku dhac soo kala dhex galay Kheeyre iyo Wasiiradasi.

Wararka anu heleyno aya shegaya in Raii’sul Wasaare Kheeyre uu qorsheenaayo in uu xilka ka qaado qaar ka mid ah Xukuumadiisa kuwasi la aminsan yahay in ogaansho la’aan Xilka laga qaadi doono sidii hore u dhacday oo kale.

Mudane Kheeyre aya saaxibadiisa Wasiirada ah u dajinaayo qorshahaasi halista ku ah iyado tiro wasiiro ah oo gaaraya ila 6 Wassir ah la filaayo in dhawaan Xilka laga qaado.