R/wasaaraha Dowladda federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa waxaa uu waqtigaan sameeynayaa dadaal aad u xoogan kaasi oo uu ku doonaayo in uu uga taqaluso Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari
Shiikh nuur baaruud Gurxan oo ka mid ah Shaqsiyaad sida dhaw ay ugu adeegatto Villa Soomaaliya oo ka hadlay arimaha mooshinka waxaa uu sheegay in eeda ay qaadayaan xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya
Dhanka Waxaa uu Amaan afka ah oo aan jirin uu kala dul-dhacay Xukumadda R/wasaare Xassan Cali Kheeyre taasi oo cadeeyneeysa in Shiikh nuur baaruud Gurxan uu gadan yahay islamarkaana laga dhex-hadlaayo
Dowlada Federaalka ah ee soomaaliya ayaa mar walbo oo ay jirto Xasarad siyaasadeed waxaa ay kiciyaan shaqsiyaad Afkooda ku shaqeeysta Kuwaasi oo difaac diyaar ugu ah ka dibna la siiyo Shilimaad hadba ku jaan-go’an inta hadlaan