Reading Time: < 1 minute

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray degmada Bardaale ee gobolka Bay.

Sababta uu u tagay ayaa ah in uu kasoo dhex muuqdo masiibooyinka ay keeneen fatahaada webiyada si uu u helo fursad (IGU SAWIR AH). Sida aad ku arki doontid muuqaalka (Diyaar ayaan nahay ee duuba) Halka uu isku sawiray aya ah dhul bannaan oo aanay saameyn daadadka shacabka ku dhaqan magaalada Bardaale.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa Bardaale waxaa kaga sii horreeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here