Kheeyre Maxuu ka Yiri Heshiiska Dp-Word Ee Dekada berbera(VIDEO)

Reading Time: < 1 minute

Reysul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Goor dhow ka hadlay Heshiiska Dekeda Bar Bara ee ay Wada Saxiixdeen Shirkada Dp-World’ Somaaliland iyo Ethopia.

Hadalkan  Ra iisulwasaraha Soomaaliya ayaa waxa u imanayaa xili shalay ay heshiis kala saxiixdeen Dp-World’ Somaaliland iyo Ethopia.