Kheeyre iyo Farmaajo oo shir Adis-ababa ka dhacaayo markii 2-aad ka baaqanaayo (Ogoow sababta)

Reading Time: < 1 minute

Mahdi Maxamed Guulleed (Khadar)  R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ayaa  maanta Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya Uga qayb galaayo shirka madaxda Africa oo Ka furmaayo Halkaasi.

Shirkaan ayaa waxaa markii 2-aad ka baaqanaayo r/wasaaraha xukumada soomaaliya Xassan Cali Kheeyre iyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo,waxaana loo dirayaa  R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sababta ayaa lagu tilmaamay in ay tahay Xassan Cali Kheeyre iyo Maxamed C/laahi Farmaajo oo aan heeysan qorshe ay la hortagaan madaxdaasi,iyagoo arinkaan ka gambanaayo ayaa waxaa ay direen Mahdi Maxamed Guulleed (Khadar)

Madaxda Dalalka afrika ee ka qeeyb galaya kulanka ayaa waxaa ay isweeydiin doonan sababta mar waliba loogu soo diraayo Mahdi Maxamed Guulleed (Khadar)   islamarkaa r/wasaaraha iyo Madaxweynahu u dhuumanayaan