Kenya oo UNHCR ku amartay ineey xirto Xeryaha Qaxootiga

Reading Time: < 1 minute

Dowlada kenya ayaa maanta uyeertay Hey’adaha Qaxootiga Aduunka UNHCR si ay ugu gudbiso dagniinta kama danbeesta oo la xiriirta in gabi ahaanba albaabada leesugu dhufto Xeryaha Qaxootiga Kaakumo & Xagar dheex oo ay ku juraan Soomaali aad ufarabadan.

Dowlada Kenya ayaa arrintaan shaaca ka qaaday kadib khilaafka Dowlada Soomaaliya kala dhaxeeyo oo cirka isku shareeray.

Saan saan colaadeed ayaa kasoo cusboonaaday xuduuda Soomaaliya & Kenya kadib markii dowlada farmaajo ay ciidamo fara badan soo dhoobtay xadka si ay weerar gaadmo ugu qaado kenya .

Lama Oga Xiriirka Siyaasaded e Soomaaliya & kenya oo mudooyinkii u danbeeyay xumaanayay halka uu ku danbeen doono walloow uu jiro muran dhul o ka dhaxeeyo labadaas dhinac.