Kenya Maxeey ka tiri weeraradii Muqdisho ka dhacay (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Dowlada Kenya ayaa Dowlada Soomaaliya uga tacsiyadeeysay weerarkii Al-shabaab ka gaysteen Magaalada Muqdisho.

War saxaafadeedka ka soo baxay dowlada Kenya ayaa waxaa lagu yiri ” Waxaan tacsida la wadaageynaa qoysaska soomaaliyeed ee weerarkii shabaab ay kaga geeriyoodeen kuwii ay jeclaayeen , dagaalkoodu  waa mid caalami ah oo u baahan iskaashi buuxa”

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa u dhexeeya Khilaaf diblomaasiyadeed.