Kenya: “Ciidankeennu Waxay ka Tirsan yihiin AMISOM” Ma baxayaan? akhriso

Reading Time: < 1 minute

Mas’uul ka tirsan dowladda kenya ayaa yiri “Ciiddankeenna waxay ka shaqeynayaan Deegaan Khatar ah, wayna og yihiin sida ay naftooda u badbaadin karaan. Si katsaba ha ahaatee, Ciiddankeenna uma joogaan Somalia inay yihiin Ciiddan Kenyaan, balse waxay ka tirsan yihiin Taliska AMISOM”.

i khilaafkan loo xalliyo ayuu sheegay mas’uulkaas inay rajeynayaan ka deris ahaan in Arrinta lagu xaliyo bannaanka Maxkmaadda ICJ, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay taasi ka rajeynayaan DFS. Tan oo u muuqata dabin dhab ah oo loo dhigayo madaxda iyo dalka Somaliya waayo horay ayaa loogu xallin waayey arrinkaan wadahal.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!