Karaash oo digniin culus u diray Shaqsiyaadka hurinaya colaada kataagan Gobolka Mudug

Reading Time: < 1 minute

iyada oo weli laga dareemayo Gobolka Mudug samaynta Dagaalkii shalay dhacay ayaa waxaa war kasoo saaray arintaa Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland waxa uuna kubaaqay in Dagaalka sidegdeg ah loo joojiyo oo uusan Dagaalku siisocan.

Marka lagasootago hadalka Madxweynaha Shalay ayaa war kasoo baxay Wasiirka Wasaarada arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Puntland  waxaa lagu sheegay ama edayn loo jeediyay Maamulka Gal mudug waxaana Maamulkaa lagu eedeeyay hurinta Colaada kasocota Gobolka Mudug oo Dad badan ay kudinteen.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!