Kaluumeysato Laga Raadinaayo Xeebaha Soomaaliya

Reading Time: < 1 minute

Iyado Maalmihii u dambeeyay dabeylo iyo mowjadaha biyaha badda ay dhibaato kala kulmayen kalluumeysatada magaalada Muqdisho iyo agagaaraheedda aya waxa la soo shegaya in nolol iyo geeri lagu weysan yahay kalumeysato iyo agabkodi.

Kalluumeysatadu waxay sheegeen in ay badda ku la’ yihiin kalluumeysato sagaal ah iyo doonyo, maalmihii dhawaa u jillaabosho tagay xeebaha Muqdisho.

Kalumeysatadan aya shegay in ay sagalkasi qufod iyo dontodi ay ka xeysteen dontasi xiligasina ay ugu danbeysay warkooda.

Raadin badan kadib ayay shegen in aysan usura galin helida warkoda iyo agabkooda.

Dabeylaha xoogan ee ka taagan xeebaha soomaaliya aya inta badan Waxyeelo ugeysata kalumeysatada doonaya in ay ukalumeystaan iyado dabeyluhu ay sababaan in doontu ay qalibmato.