K/galbeed oo Wadadii burburka cagta-saartay ka dib Go’aankii Lafta-gareen ee shalay

Reading Time: < 1 minute

Iyadoo dhawaan uu Madaxweynaha loo dooray Koonfur Galbeed Cabdi casiis Laftagareen uu ku dhawaaqay gole wasiiro oo ka kooban 10- ayaa waxaa arinkaas ka hadlay odayaasha dhaqanka waxaana ay sheegeen in tani ay qeeyb ka qaadan karto culeeyska sii xoogeeysanaya ee deeganadaas.

Suldaan Shariif oo la hadlay mid ka mid ah Warbaahinta Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka K/galbeed aan xal wanaagsan laga fileeyn inta uu xiran yahay Muqtaar Rooboow Cali.

Si deg deg ah ayuu u dalbaday in lasoo daayo hadii la rabo in K/galbeed  xal laga rabo,gole lagu dhawaaqo waa laga muhiimsan yahay ayuu yiri

https://youtu.be/QfeKFScypm8