Jubbaland oo soo saartay qayb kamida liiska musharaxiinta Aqalka Sare

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyay liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

Xubnaha la soo gudbiyay ayaa ah afar kursi oo lagu tartami doono, waxaana dib ugu soo laabtay Tartanka Senator Fartaag, Ilyaas Gaboose, iyo Senator Iftin Xasan Baasto.

madaxweynaha jubbaland oo soo saaray qeyb ka mid ah liiska musharaxiinta aqalka sare