Jubbaland oo shaacisay qabashada doorashada 11 Kursi

Reading Time: < 1 minute

Guddiga doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay 11 kursi ee taalay Kismaayo.

Magaalada Garbahaarey ayaa sidoo kale  waxaa taalo iyana 11 Kursi oo aan wali la shaacin.