Jubbaland oo ku eedaysay MW Farmaajo in uusan daacad ka ahayn dagaalka Al Shabab

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmad Madoobe oo hogaminiya ciidanka Jubbaland  oo hadda ku sugan degaano ka mida Jubbland kuwaas oo la dagaalamayo kooxda Al Shabaab ayaa sheegay in dowlada Farmaajo iyo isagaba ayan daacad ka ahayn la dagaalanka Kooxda Al Shabaab.

Axmed Madoobe ayaa yiri Axmed Madoobe: “ Waxaa ii muuqata in Farmaajo in aysan daacad ka ahayn la dagaalka Al Shabab”. Dad badan ayaa qaba in Farmaajo iyo dowladiisaba ayan diyaar u ahayn in wax ka qabtaan amniga dalka, tusaalana waxaa kaaga filan dhibaatada joogtada ah ee ka dhacaysa Magaalada Muqadishu.

Halkaan ka daawo hadalkii Mudane Axmad Madoobe

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=8qUVvBecCe4[/embedyt]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here