Saraakiisha ciidanka Jubbaland ayaa ka hadashay dagaal ay kooxda Al Shabaab ku soo qaadeen deegaano ka tirsan Jubbaland.
Dagaalka saakay dhacay degaanka Sunguuri oo 50 kiilomiter u jirta magaalada Kismaanyo ayaa waxaa kooxda Al Shabaab looga dilay ciidan badan.
Halkaan ka daawo hadalka saraakiisha Jubblanad oo ka hadlaya dagaalii maanta:
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=CcLxSV8YAX8[/embedyt]